Duqa Muqdisho oo ka hadlay Muhiimada ay leedahay Diiwaangelinta Madaniga (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan Sanadeedka Guddiga Qaran ee Hagida Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Istaatistikada Dhacdooyinka Muhiimka ah, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya. Kulankaan oo ahaa mid lagu soo bandhigaayay Qorshaha iyo … Continue reading Duqa Muqdisho oo ka hadlay Muhiimada ay leedahay Diiwaangelinta Madaniga (Sawirro)